Shiikh Shariif: “Beri waa maalin taariikhi ah, waxaana dhici doona dibedbax weyn” (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed. haatana ka tirsan Musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka beri ka qeyb galaya dibed-baxa looga horjeedo Farmaajo iney ilaaliyaan Nabada iyo sharciga. Shiikh Shariif ayaa galabta hadalkan ka jeediyey Taalada daljirka Dahsoon ka dib socod dhoolatus ah oo ay halkaas ku tageen koox musharaxiin … Continue reading Shiikh Shariif: “Beri waa maalin taariikhi ah, waxaana dhici doona dibedbax weyn” (Sawirro)